Adeegga Mocalim : ka baro culuumta diiniga, casharo muhiim ah sida Fiisikis, Xisaab, Ingiriis iyo Aqoon guud. Si aad u isticmaasho adeega macalim fadlan raac tilmaamaha muuqaalka ka muuqda.Faahfaahin dheeri ah la xiriir 141 ama m.me/hormuud