Sheekh Maxamed Sh. Ibraahim Cali ayaa dadka Muqdish u diray farriin ku saabsan barnaamijkiisa CAFI WALAALKAA, isagoo maalinta Jimcaha dadka kula hadlaya Stadium Banaadir.